xaarxaar.com
25 Abriil, 2006, 18:15 GMT; 21:15 SGA Qarax ka dhacey waddanka Sri Lanka Bambo qof isku soo rakibey oo lagu qarxiyey xarun ay leeyihyiin ciidamada Sri Lanka oo lala beegsadey madaxa miletriga, ayeey ugu yaraan siddeed qof ku dhinteen. Maxkmadda Moussaoui oo dhammaad ah Bin Ladin oo soo diray fariin cusub Boqorka Nepal oo mowqifkiisii badeley George Bush oo Hu Jintao soo dhaweeyey DHAGAYSO MAQAL Barnaamijyada Idaacadda 11:00 GMT Barnaamijyada Idaacadda 14:00 GMT Barnaamijyada Idaacadda 18:00 GMT Sida loo dhagaysto Reer Nepal oo guul u dabaaldegaya Kumannaan reer Nepal ah ayaa Talaadadii iskugu soo baxey caasimada Kathmandu iyagoo dabaaldegaya, ka dib markii Boqorka Nepal uu ogolaadey dalabaadkoodii. Saddam: Eedeymo cusub oo soo baxey Xeer ilaaliyaha qaadaya dacwada Saddam Hussein ayaa maxkamadda u soo bandhigey cod telefoon oo la sheegay inuu yahey kan Saddam Hussein. Nigeria iyo Obasanjo Nigeria waxa ay ku jirtaa xilli kala-guur oo muhiim ah Xaalka siyaasdda Ciraaq Dib u gurashada al-Jaafari, Ciraaq dowlad ma u dhalin doontaa? Mudaaharaadyo Bannaabayda Mareykanka ee ku xiriira sharciga socdaalka